1. Caloosha wax kuma haysid
Ma tihid qof marka la xumeeyo caloosha wax ku haaya oo hore ayaa uga socotaa, raali galinta waad aqbashaa.
2. Nolosha ayaa cashar ku bartay
Waxaa tahay qof soo jabay oo aduunyadu cashar soo bartay.
3. Dhaliisha kama xanaaqdid
Marka lagu dhaliilo ma tihid mid difaac kala ee waad dhageysataa aragtida dadka.
4. Maya kama cabsatid
In aad dadka ku tiraahdo Maya kama cabsatid oo wax aadan rabin iskuma dirqisid.
5. Walwalka waad la loolantaa
Waxyaabaha aad ka cabsato kuma celiyaan ee geesinimo ayaad u wajahdaa walwalka.
6. Dhaldhalaalka ma qiimeysid
Waxaad fahantay waxyaabaha nolosha qiimaha u yeela oo kama daba orodid dhaldhalaalka.
7. Qiimahaaga ayaa fahantay
Waxaad fahantay sida loo qiimeeyo naftaada iyo in aad ugu horeyn aqbasho qofka aad tahay.
8. Masuuliyada ayaad qaadataa
Ma tihid mid ka carara masuuliyada ee waad aqbashaa markii aad qalad sameysana dad kale ma saartid.
9. Qiimaha naxariista ayaa fahantay
Waxaa fahantay in dabeecada ugu fiican ee aad dadka kula dhaqmi karto in ay tahay naxariista