0

Gabdhuhu maxay ka wadaan hadalaan?

2024-02-08

1. Waa caadi  Caadi maaha, waxbaa qaldan.
2. Ka soco  Haka socone ku adkeyso in aad ogaato wixii jira.
3. Ok  Waa ay xanaaqsantahay.
4. Hmm  Hadalkaaga ma aysan aaminin. 
5. Waa fiicanahay Ma fiicnee waxbaa qaldan.
6. Muhiim maaha  Waa muhiim ee adiga ayay ku fiirinaysaa. 
7. Habeen wanaagsan  Xanaaq bey ku seexan rabtaa, ku celi callka.
8. Oh  Hadal aysan la dhicin ayaad ku hadashay.
9. Makala jecli  Waliba waa muhiim. 
10. Mashquul baa ahay/ahaa  Kuguma haysato ee qof kale raadsado. 
11. Shan daqiiqo  isu diyaarinaa  Hal saac ayay u baahantahay.
12. i dhaaf  Ha i dhaafine xoogaa i barri. 
13. Waa in aan  wada hadalnaa  Xaalku ma fiicna. Waa ay kaa tagi rabtaa.
14. Waxaa rabti samee Ha sameynin,   waa shirqool.
15. Waa arkeynaa Arki meysaan oo waligeed dhici mayso. 
16. Ma xanaaqsani  Wey xanaaqsantahay.
17. Eeda adi ma lihid  Adaa eeda leh, xitaa haddii aada waxba sameyn. 
18. Waxba Wax baa jira, oo waliba xaalku ma fiicna.
19. Haddii aysan maalin dhan wax kuu soo qorin Adiga ayay ku sugeysaa in aad soo hadasho.

Readers

Image
Asma Kha
Image
Liban Ge
Image
Amaal
Image
Salma mo
Image
Ifraax
Image
Yahye
Image
Nawal na
Image
Hanad
Image
Mudathir
Image
Afnaan
Image
Xamda
Image
Maxamed
Image
Azad nou
Image
Moha Rid
Image
Mostaphe
Image
Abdirahm

0 comments


No comments added.

Ubax App